Cumar Cabdi oo la kulmay Wasiir katirsan Taalibaan iyo Balanqaad loo sameeyay !

Ku-xigeenka Agaasimaha Hay’adda QM ugu qaabilsan Daryeelka Carruurta ee UNICEF, Omar Abdi ayaa sheegay inay Madaxda Daalibaan ballan qaaday inay Gabdhaha sida ugu dhaqsaha u bilaabi doonaan Tacliinta Dugsiyada Sare. Omar Abdi oo ah Somali Canadian waxa uu hadalkaasi ka sheegay Shir Jaraa’id oo uu  ku qabtay Xarunta Dhexe ee QM ee magaalladda New York, … Continue reading Cumar Cabdi oo la kulmay Wasiir katirsan Taalibaan iyo Balanqaad loo sameeyay !